Salaadiinta beesha ay ka soo jeedaan (Isaxaaq/H-yoonis) kooxdii dhowaan weerarka hubaysan ku qaadday Warshaddii Kabka ee Ciidanka Qaranka ee uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawacba
Ciidamada Booliska Magaaladda Hargeysa ayaa ku guulaystay inay si nabadgalyo ah u kala dareeriyaan dad xalay ilaa saaka Mudaharaado ka dhigayey xaafada New-Hargeysa.
Kooxo is abaabulay Dhawaqii Xukunka Maxkamadda Ciidamadda kadib ayaa xalay xidhay Jidka dheer ee dhex mara Xaafadda New Hargeysa ee bariga Hargeysa, waxaanay ku gooyeen Taayiro
Hargeysa(BurcoOnline.com) Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Darajadeeda koowaad oo saaka u fadhiisatay xukunka Maleeshiyo beeleedii Hubaysnay ee Weerarka ku soo qaaday Xerada Ciidamadda Kabka ee Hargeysa ayaa soo saartay go’aankeedii
Kanu (BrcoOnline.com) Mucjisooyinka Rabbi waa kuwa aanay ku jirin shaki iyo dood isla markaana marqaati loo yahay, waxaana ka mid ah abuurista Bini’aadamka, sameynta cirka, dhulka, badda, buuraha iyo walina kuwa kale oo fara badan oo loogu tala galay dhamaantood in lagu xaqiijiyo awooda iyo sareynta ALLE SWT.
Wakiilka ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Yaya Toure ayaa sheegtay in ciyaaryahanka uu wakiilka ka yahay uu diyaar u yahay inuu dhageysto dalabyada u imaanaya xagaaga
Mudane Aadan Ciise Maxamed oo ah Xoghayaha Maaliyadda ee Ururka Rays ayaa maanta sheegay inay lama huraan tahay in la dedejiyo qabashada Doorashada Deegaanka si loo dhammaystiro geeddi-socodka hannaanka diimoqraadiyadda.
waxa aan halkan ka hanbal yaynayaa dhamaan reer soomaliland gaar ahaan 18 may waxaan leeyahay alle ha inagu gaadhsiiyo sanadka sanad kiisa bash bash iyo barwaaqo iyo citiraaf
maalin walba wax ka yaabiya lama waayo maantana waakaa ninkii madaxweynaha doonayay in uu gacantiisii isku gooracay. Ma doonayo in aan wax badan ka sii qoro mujaahidka ay ka bariiqatay
Hambalyo Hambalyo Meher Wacan
Wa Sharmarke Ciise Mahamoud, Iyo
Marwdaiisa Khadra Abdi Xariir Oo Ku
Nool Finland Iyo Farance Meherkoduna
U 14..05..12 Ka Dhacay Magalo Madaxda
Gobalka Togdheer Ee Burco
Gabaygan waxuu ka mid yahay silsiladda cusub ee siinleeyda ee Sallaamaley annigoo gebi ahaan dacwad u qaba ummada soomaaliyeed maadaama aan nahay dhalinyaradii , Dilka , dabka, dagaalka ku dhex kortay ee aan helin
Q.3aad Aniga Oo Jecel Marwalba
Horumarka Dalkayga Iyo Dadkayga
Somaliland Waxaan ku Talinaya Maanta
Ama Aan Codsanaya In Si Dhakhso Ah
Loo Magcaabo Gudida Horumarinta Iyo
Daryeelka Gobalada Bariga Somaliland